Somali-tv.com
Giving you live 24/7 Somali TV in one place on your Mobile, Tablet and Desktop. We are always adding more channels as they become available so stay tuned.
Contact us if you're a Somali TV owner and would like to be added to Somali-tv.com.
Toos waxad Somali-tv.com uga daawan kartaa dhammaan TV yada afka Soomaaliga ku baxa adigoo ku daawan kara Mobile-ka, Tablet-ka iyo Computer-ka intaba. TV kasta oo aan Somali-tv.com ku jirin ama ka yara maqan maaha mid xagayaga ah ee waa mid la xidhiidha maamulka TV-ga oo ama cilladi soo food saartay ama si kale wax ka noqdeen markaa sidaa ula soco.
Markastaba diyaar baanu kuula nahay inaanu kuusoo gudbinno TV yada Afka Soomaaliga ku baxa dhammaantood hadayse xagga TV-ga cilladi ka timaado waa mid aanaan awwood u lahayn ilaa maamulka TV gaasi xaggooda ka hagaajinayaan. Nagala soo xidhiid badhanka (Contact) hoose. Waa mahadsantihiin.